VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Xaasha lilaahi mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Abdulqadir Aj
Xaasha lilaahi

yartaan anigu xiisaha
xulashada ku saanyaday
waa xuural csynoo
xariir weeye midbkee
indhaahedu waa xay
dabankeedu wa xulaa
hadalkeedu xanaf maleh
xaragadaa kadaran
xaasha lilaaheee
xubno quruxsa layda
dunta waan kuxidhiyoo
xilahayga waynoqon
xili galab mr ay tahy
bada xeeligaeeda
mawjaduhu xaadheen
yay so xashaashtaa
shibiin raaxada
ayaguna xusuutay
la xadynayaanoo
xaashaaa lilaahiye
xubnoquruxsan layda dunta waan ku xidhiyoo
xilahayga way noqon
xidigaha cirkee sare
yaa kala xadeysaneee
dhaqan iyo xishoodiyo
danta xeerideediyo
xushmaad waalidkeedana
ku xushmeynayaayo
boqolaal xareedaaa
soo marinayaa haw

codkii Abdulqadir Aj