Asaagay lama hadloo Asxaabtii ka wada go' Oo adaan kugu gooniye
Aroor walba iyo habeen Aqal kaan agtaaganoo Ayan qudha kuma arkee
Inaad ii iman ba waydo Hadii ay kula ekaatay Aqoon taada aad ka Keentay