VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta My love kuu dhigmaa jira - Lyrics

Afku dhuxulaa Dhaayaha indhaha Dhalad wanaagaaga Dhaldhalaalka guudkaaga Modabkaaga dhiinka ah Dhaayaha u rooneey Dhaqaaq joogsigaagiyo Dhoolo ka qosolkaa i dilay Halkii aad ku dhalatiyo Dhudi lagu xanbaaryeey Ma wax kula dhigmaa jira Xabiibi kula dhigma jira Qaali kula dhigma jira Macaan kula dhigma jira My love kula dhigmaa jira Dheemaneey dhul roob helay Onkodkii ku dhacay Dhibicduna ku wayntay Oo dhalaalka geedaha Dhaayuhu ku doogtaan Waxaad iiga dhigantay Sida laanta dhabigoo Dhir iyo ubax ku yaalaan Halkii aad ku dhalatiyo Dhudi lagu xanbaaryeey Ma wax kula dhigmaa jira Xabiibi kula dhigma jira Qaali kula dhigma jira Macaan kula dhigma jira My love kula dhigmaa jira
Queue is empty
-- / --