VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aduun hooli - Lyrics

hodmane waa eebaheeye hantaa ifka laysku dhaafee ma heesto hingaan ahaayo aduun waa hoos wareegee habaar sow ishaydu ma qabtoo iyadu iimay horseedeee halhindu sow afkayga maahoo intaa ku hadaaqi maayoo ileen hobi kuma bogsiiso hamigu war war kaama biiyo calaacal wax kuuma keeno aduun hooli kama dhamaatee markaan halacsadey haq idhiyoo haleeshay halistii wadnaha oo halkay qoontaan hayaayoo hoosheedii la heedo dhamaadee habaar sow isheyda ma qabtoo iyadu iima horseedeee halhindu sow afkayga maahoo intaa ku hadaaqi maayooo ileen hodi kuma bogsiisoo hamigu war war kaama biibiyo calaacal wax kuuma keeno aduun hooli kama dhamaatee
Queue is empty
-- / --