VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhabtee waaye - Lyrics

maluulaa tahayee makugu dheeli karaayee misna waa soo arkayee dhibaato weynaan ku dhacee adna ma ii dhaafin kartaa dhabtay waaye dhaaran maraye makaa dhamiye iisoo dhawoow iidhiiib ha iloobin kaalay ila dheel dhaayahaygaad tahayee ana sideen kuu dhi waayee midkasta waa soo arkee dhibaato weynaan ku dhacee adna ma ii dhaafi kartaayee dhabtay waaye dhaaran maraaye makaa dhamiye iisoo dhawoow iidhiiib ha iloobin kaalay ila dheel
Queue is empty
-- / --