VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhuubo - Lyrics

dhawaaqii ma dhaawacaaye dhididkaa waa ii maluul dhex yareey dhalaal badneey ad maan ku dhaafi karaayee dhibta waa ti iga qaadee wax kuu dhigan waayee dhameystirkii noloshaydiyey admaan kugu dheeli karaaye makuu quuriye dhaxantan kula nacaa dhaxmankugu dhaafi karee dhibkaa waa i dhibaaa manaan dhinta oo dhadhaar fuule dharkee leli saarinee haleew ku dhaqee dhuwi dharerkedee dhagax meeldhawaa kudhacaaye dhawaaaqna meel dheeree dhalaal badneey dahirtii hablod admaan ku dhaafi karaaye dhuuxa iyo lafaha iyo dhiigayga dhamaana dawooy adaa ku dhuntaye ma ii dhaamin kartaaye dhraar iyo habeen dhaayahaa kuula dhafraa soo dhuumo dheelnee dhaxantaan iigu imow manaan dhinta oo dhadhaar fuule dharkee leli saarinee haleew ku dhaqee dhuwi dharerkedee
Queue is empty
-- / --