Heesta Garoowe - Lyrics
waxaad tahay gabadh go doon ku jirtoo
godaad gayi kale ku guursatee
waxaa ku gubaaya waan garanoo
garoor iyo dhaydibaad ku cabtee
ka soo guur guriga barka lehee
oo garoowiyo godoyadii ayray
an ku geeyo gayigeena
aan ku geeyoon aroos ku gangamoy
heliyaaloo
oo galmaadh halka geela dhalay daga e
buurihii goriseey
guriga ciiltire ee