niyad dhoof rabtoo naawilaysa socod ma nagayn kartaa
naf ku haybiyo qalbi nugul dartaa ma la qaybsan nolol
ma naxaha jacayl haka nabad gashee wehel ma uga noqon
nasiib waa halkiiye nacab inaad ka jiri aad naruurana u noqon
nidar ma ugu mari

nuur iyo iftiin qurux naadiroo naagaba la siin
nasab gobanimiyo naxariista hadal igu naasibtaay
caashaqu nimuu naafeeyayoo nari uu la dhacay

Exit mobile version