VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Haween xulashadooda - Lyrics

haween xulashadoodaa xilihii janadiyo xalaal lagu nagaadaay ubadkaad xanaanada xirfad lagu bar baarshoo xil kas hoyadooday bulsho hibin la hiigsado dadna xadhig dabraayeen cunta xirashadoodaay xidigtii qarniga iyo jacayl aan xasuustaba xidid laga waraabshiyo xuduntuu ka beermaay caraaga iyo quruxdii xiisaha kalgacalkiyo xuural cayn la mahad shaay xubigiyo karaamada xaruntii mil gaha iyo xishoodkaba hugiisaay xigto higashadiisaay dhaqan xeerintiisaay xogta iyo aqoontaay
Queue is empty
-- / --