VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jamaad - Lyrics

ma ogtahay jamaadeey jacayl igu fogaadan awgaa la jiifaaye jaahaaga quruxda le jeedaaliyaayoo jeexaygiibaad tehee ha iga jeedsan goornaba naftaydaa ku jamatoo jalbadaad ii haysaa ila jiibi caashaqa kuu soo jalbeebsaday sida jeexa dooloo jidka roob intuu helay lagu soo jarmaaday indhuhu ay jeclaystaan jaleecada kalgacalkuna qalbigad la joogtaaye
Queue is empty
-- / --