VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Samir - Lyrics

saatirkii ku uumaa qurux kugu sar gooyoo xubnahaaga simaniyo daganaanta socodkee sanqaroorka kugu yaal samiiray waxaad tahay qaabkii suleekhaad seedaha jidhkaygiyo surimada halbawlaha adaa saldhig ku yeeshee calaf ha isku keen simo sal fudayd umaad dhalan seef la boodna maad noqon samirkiyo asluubtuu saatir kugu manaystoo suldaamadaad ka dhalatiyo samadaad ku nooshahay soo booqo leeyahe
Queue is empty
-- / --