VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Guuriskeena - Lyrics

waaba guuriskeeniiyee guulaw illaah ha inoo soo gargaree galabtaan go,aanka waan gaadhnee guri gaysmadeenii makuu gafiin mana kaa go,ee gacalkaa goor iyo ayaane igubaaye soo gurguure ma gaabsahaayee intii gabarkayga joogta garwaaqsahaaye gamuun jacaylaa gibilkayga gaartee gurigaa i geeyso goor walba ku gaar joogaa garab ii ahaawee an ma kaa go,aayee ha guhaadin geesiyoow gaabsahee ana guurkay ii yeel gar waa aqaan saan kuula goyhaa gacalkaa gaws ka gadaalas iga gaadhee waa gariiree gamuun jacaylaa gibilkay gaadhee guul waa gayoone e gurigaa i gee ma gaabsahaayee intii go,eeyee ggaarkayga joogtee ku garwaaqsahaa
Queue is empty
-- / --