waaba guuriskeeniiyee
guulaw illaah
ha inoo soo gargaree
galabtaan go,aanka
waan gaadhnee
guri gaysmadeenii

makuu gafiin
mana kaa go,ee
gacalkaa goor iyo ayaane
igubaaye soo gurguure

ma gaabsahaayee
intii gabarkayga joogta
garwaaqsahaaye

gamuun jacaylaa
gibilkayga gaartee
gurigaa i geeyso

goor walba
ku gaar joogaa
garab ii ahaawee
an ma kaa go,aayee
ha guhaadin geesiyoow
gaabsahee
ana guurkay ii yeel

gar waa aqaan saan kuula goyhaa
gacalkaa gaws ka gadaalas iga gaadhee
waa gariiree

gamuun jacaylaa gibilkay gaadhee
guul waa gayoone e gurigaa i gee

ma gaabsahaayee intii go,eeyee
ggaarkayga joogtee ku garwaaqsahaa

Exit mobile version