VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aqal gal - Lyrics

Cosob iyo cagaar Canab iyo luul waa Ceyn udgoon waa Ceyn udgoon Waa aroos cizaloo Dhaman no curtee Ku caawiya ducada Ku caawiya ducada Labadii caruusoo Loo cayaartumayo Caawa aqal galoo Cimri dheeri iyo Caafimaad ku waara Cadar iyo deeq Cidriyo nuux waa Owlaad cudoon waa Owlaad cudoon Caadil baan baryaayee Calankiin jiryoo Cimrigiin ha raag Cimrigiin ha raag Labadii caruusoo Loo cayaar tumaayo Caawa aqal galoo Cimri dheeri iyo Caafimaad ku waara. Lyrics by: Abdi deeq
Queue is empty
-- / --