VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caashaqan idilay - Lyrics

Darenkeygiyey dawadeydiyey Naftaa doojisaa dadka kuugu jecel Jir dubaaxiyo dubaaq iyo Xanuun ima daaayo oo Karku igama dago Doqon liitiyo nacas lamaan Darsine dusheydaa ka garo Caashaqaan idilay Waxaan donaya inaan dadab Galno dalkii hooyee wacnaa Soo daawanee Ina wada dagnoo daarihii Mugdisho duleedkii Xamar u dalxiis tagnee Doqon liitiyo nacas lamaan Darsine dusheedaa ka garo Caashaqaan idilay. Lyrics by: Abdi deeq
Queue is empty
-- / --