logo Masuul Top 100 songs lyrics chart Contact


A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gacal Walaal Ft Sahra Ahmed mp3 ahaan

Fikradaada ka dhiibo heestan

Gacal Walaal Ft Sahra Ahmed lyrics

Xil i galo i gashe howl
ma gaabiye ii gargaar
gacal walaal
isoo gaadhay isoo gaadhay
ala kuu gargaare
ana ii garaabe
Lyrics by Masuul.com

Gabaldhaciyo waa gaduutan
ku goobayoo
i garwaaqsanweyde gabaryahay
markaad guurtaad ana gooste
ala kuu gargaare
ana ii garaabe

Jaceylkagu waa gube
gabanyahow gibilkeygana
gilgidhee
isoo gadhay isoo gadhay
ala kuu gargaare
ana ii garaabe

Gantaalihisa jaceyl i gaaroo
nafsiga gadooman
ka gabadee
markaad guurtaad ana gooste
ala kuu gargaare
ana ii garaabe

heesta ma shaqeeneeso fadlan nala socodsiiy
-- / --