VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Ruux daacad mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Addane Yare
Ruux daacad

Ruux Dacadoo
Dunidaba Dhamaan
Dookh Iyo Naftu
Adigaa Ku Doorten
Lama Dayriyee 
Lama Diido
Lama Dacal Maree
Waa Lala Dadaal

 

Waan Ku Doonaya
Kuma Dayn Karoo

Qalbiga  Dagtoo
Dunida Baa Dhaman
Ifka Kugu Jaceyl

 

Ruux Diinlahoo
Dadnimo Wacan
Dayin Siya Yoo

Xishood Lagu Daday
Lama Dayn Karee

Waad Ideeqdayoo
Waan Kugu Dagee
Ma Itahay Diiyar

 

Waan Ku Doonaya

Kuma Dayn Karoo

Qalbiga  Dagtoo

Dunida Baa Dhaman

Ifka Kugu Jaceyl

 

codkii Addane Yare