VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Boqorkii quruxda - Lyrics

bus weeye abaar iyo boodh badanee barbaartiyo bilicdiyo biyo la,aanay bilaneey kalgacaykuu waa waa waa waa waa dab baxaaya oo bilaneey adigaa baqtiin karayoo i badee iga biii boqorkii quruxdaay beri kastaba mar kastaba bidhaantaada waan u baahanahee bilaneey kalgacaylku waa waa waa waa dab baxaayoo bilaneey adigaa baqtiin karayoo iga badee iga bii bad weeye nimaan dabaal baranoo bartanka u galee beri mada wee bilaneey kalgacaylku waa waa waa waa dab baxaaya oo bilaneey adigaa baqtiin karayoo i badee iga bii bqorkii quruxdaay beri walba mar kastaba bidhaantaada waan u baahanahee bilaneey kalgacaylku waa wwaa waa waa dab baxaaya oo
Queue is empty
-- / --