bus weeye abaar iyo
boodh badanee
barbaartiyo
bilicdiyo biyo la,aanay
bilaneey kalgacaykuu
waa waa waa waa waa
dab baxaaya oo bilaneey
adigaa baqtiin karayoo
i badee iga biii
boqorkii quruxdaay
beri kastaba mar kastaba
bidhaantaada
waan u baahanahee
bilaneey kalgacaylku
waa waa waa waa
dab baxaayoo bilaneey
adigaa baqtiin karayoo
iga badee iga bii

bad weeye nimaan
dabaal baranoo
bartanka u galee
beri mada wee
bilaneey kalgacaylku
waa waa waa waa
dab baxaaya oo
bilaneey adigaa
baqtiin karayoo
i badee iga bii
bqorkii quruxdaay
beri walba mar kastaba
bidhaantaada waan
u baahanahee
bilaneey kalgacaylku
waa wwaa waa waa
dab baxaaya oo

Exit mobile version