VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aadmigu cover - Lyrics

Aadmigu faduuliyo Faaqidaad ma daayee Intay kula faqaanbay Farahana la soo gali Waxaan faa,iido ugu jirin 2x Adna feejignaw oo Fikradaada kaashoo Adna feejignaw oo Fikradaada kaashoo Faalada kalgacalkuna Fudayd yaanay kula noqon Faalada kalgacalkuna Fudayd yaanay kula noqon 2x Fidna lama abuuree Waxba ha i faquuqinoo Ha ina kala fogayninee Ha ina kala fogayninee Farxad iigu noolow 2x Wixii aanad filaynbaa Ileen kaa fajiciyoo Falaadh kaaga daranoo Kugu fool adaygee Fahanoo fahan ujeedada 2x Ku foognoow dantaado Ficilada dhacaayoo Ku foognoow dantaado Ficilada dhacaayoo Falanqeynta xaajada Fiiro gaara u lahoow Falanqeynta xaajada Fiiro gaara u lahoow 2x Fidna lama abuuree Waxba ha i faquuqinoo Ha ina kala fogayninee Ha ina kala fogayninee Farxad iigu noolow 2x
Queue is empty
-- / --