VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta aduunyo - Lyrics

quruxiyo hadii ruux inuun qiimo leeyahay qaadirbaa ku siiyoo qayb kaaga dhigay sharaf qalbigii gudoomee qiimeeyay maad noqon qudhan kuu xabiibka ah qadafiyo hadaan shalay qorsha kale mar sahansaday qurux male aduun yadu qoys aad ka maqantahay qaalidii haweenkaay qalbigaygu kama lado qiimaha dhasheeniyo quruxdaad ka kowyahay qaaradahaa aduunkiyo qoysnaba kamaan maqal qiiralkii ilyaas iyo najax qiimaheede
Queue is empty
-- / --