VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Afkaaga masuul ka noqo - Lyrics

Qof ujeedo kaalihi kuusamee kun I inoo do Hadba eray gunaadliyo kuu raadi eedoo sharaftaada iibgee Qofka balo abaabula qofka aamusaa diley xalku aarsi maahee qofka waxa ayaan daran dabagala qof aadmiya Inkastooy ayaamuhu kubaraan ilaaqdiyo adyadiyo xadgudubkiyo qaabka aadmi kugu naco Aqoontaada oo gudhan ku kab aamusnaanoo afkaaga masuulkanoqo Qof itaalku meel dhigay lama tuso awoodaha Nasiibkuu irmaaniyo kugusimay ayaankuye tiisaa la eegaa Adoo falikara asxaan ha unoqon xumaha EE ifku maalmo weeyee ha shaqeysan aakhiro waxaad eersato hadhaw Inkastooy ayaamuhu kubaraan ilaaqdiyo adyadiyo xadgudubkiyo qaabka aadmi kugu naco Aqoontaada oo gudhan ku kab aamusnaanoo afkaaga masuulkanoqo
Queue is empty
-- / --