VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Boodhari - Lyrics

markii aan wada bahownay dhexdeena jaceylka beermay haduu nacab xaynta baas been uunagu kala dhantaalay hadaad awgay basaastay dhankeyga miyaan badbaadey tabtuu boodhari kuwiiqmay haduu balan kuu hor seeday bukaankana kugu hosbeeyay xusuus tii miyaan ka baantay jaceyl bari samaadka bogeyga anoon ka goynin haduu calafkeenii baaqdey adoon igu haysan beerka mowlaay noloshaada beegso xogteynu hadey kubaahdo baraha bulshadeenA aduunka sidii qays loo bayaanshay bandhiga sheekadiisa barashada lagu xussuusta miyaan lagu baran iskuulkA jaceyl yahow baaxad weyni dhibkaad ibadiyo xanuunka hadaan udhintoo god jeexdo miyaan gali buug diwaanka
Queue is empty
-- / --