VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bun iyo sool - Lyrics

ileen subaxbaad kacdaa noloshu waa sadar kalo adoo si qorshaystaybay si kale kugu soo sinta sidaynu ahayn shalay samaantiyo wada jirkii sagsaag galaybaa jiree maxaa saxmi lee qaldamay jacaylkeeni samaa beryahan wuu suuxsanyoo si buu isu dooriyo bal saakana waa jimcee bun iyo samee salool malaha saar baa hayee waaliyoow saar waaliyoow waaliyoow wuu wayraxaa waaliyoow saar waaliyooo inuu sal balaadha oo sadriga uu ku fidoo seedaha hanta mooyiyee ma suulo jacayl dhabii ha yeeshee waa sunaha dareen laba wada sidaa inuu sahwi soo galee maxaa isu kaa sawiray jacaylkeeni samaa beryahan wuu suuxsanyoo si buu isu dooriyo bal saakana waa jimcee bun iyo samee salool malaha saar baa hayee waaliyoow saar waaliyoow waaliyoow wuu wayraxaa waaliyoow saar waaliyooo
Queue is empty
-- / --