VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caasho koos - Lyrics

udugaagu waa cuudka ama cadar isoo jiita carfigaagu waa gooni cidkaloon xushaan joogin midabkaagu waa caynka cirka dayax ka soo muuqda cadaan yeedhay weeye caro edeg dadkaa jooga ma cidbaa ku gaadhaysa calashaan iftiinkaaga hadii calafka guurkaygu noqday caasha koostayda cawadayda weeyaane caashaqu ha guulaysto dhexdu caaro dhuub weeyi ciir ciirka timo jooge cidhbadaheeda oo laydhu ku ciyaarto waa dookhe cadka siman kubkee buuxa cududaha laf iyo jiidhba uu CAADIL miisaamay camirnaanta qoortaada cabaadhyaha garaaraysatay caashaay aduunbaa le
Queue is empty
-- / --