VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dantaada macneee - Lyrics

Dugsoo adigaan Ku diirso lahaa Ku doogso lahaa agtaada Dawooy Maxaad udidaa Usii durugtaa Adoon dususiyo Doc kale igu arag Anoo daacadoo Cid kale doonayn Anoo dumarkaba dibnaha ufurayn Kumaan daginoo Kumaan duuginoo Waxan ku duree Dareentay macnee Duyaanka buuqa Daara macnee Anigu daalaye Dantaada macnee Dabiyo waxdigii Digaad ka dhigtoo Dubaaqiyo maanka waad dubatee Anoo kuu dabacsan baad Waheey dig tahee Maxaad ka dudaa Aan kaa daayee Dabciga noocanii Dabeecin miyaa Dabuubtii wacnayd ku diiq galisee Maxaan deeqaay kashaada dagay
Queue is empty
-- / --