VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhoof iyo jacayl - Lyrics

dhoof iyo jacaylkii lagu galay dhaqaalee danta loogu dhuuntow adigaa i kala dhimay iyadana duq dhali kara ooridiisa uga dhigay nafta taan u dhiibaay kol haduu dhamaad yahay adna ay dhab kaa tahay dhaxdintiisa waayeel kugu dhawrta waysada maxay dhaqasho kuu tari dhadigaba qaarkood shalay ruux ku dheera iyagoo u dhiman jiray maxay dhaafsadeen shilin dhaayahaaga maalkiyo uuftuu bal dhuunigu wax kaleena dhaadayn mar hadaanan dhiibayn oo jeebku dhiman yahay duunyada miyaan dhali adoo wacadka meel dhigay calafkaa dhamadiyo qoraalkaa sidaa dhigay cudur daar ka dhigato wixii dhacay ilaawee adna dhaaf wixii tagay
Queue is empty
-- / --