VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Farxadii - Lyrics

Jaceel kaan xanaanin Jiray qaar baa helay Xaasidoo farxadii waa La iga xaday X2 Xawaarihii baa isdhimay Waxan galay xaalad kale Waxay xanibeen dareen X2 Kuwii rabay xasaradoo Xalaal caashaqa ku koray Madamo xidigiisa wacan X2 Xidhiidhka haduu qof jiro U hayo xurmo iyo wanaag Xaqiisana dhowri jiray X2 Kun baa jira xumaha jecel Xan toodana sii wad wada Lamaana is xeerin jiray X2 Kuwii rabay xasaradoo Xalaal caashaqa ku koray Madamo xidigiisa wacan X2
Queue is empty
-- / --