VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gamaca la iidiiday - Lyrics

gedgodoonka xalay miya gama a la idiiday gu ii aan ku jiifiyo miyaan hiifay gogoshayda gurxantiyo taahi miyaan gebi lasoo toosay gooyahayga maanso tubtiyo gacal wixii joogey maguntaye sirtaydii halkay gocatay laabtaydu jacaylka iga guuriyo cishqiga ila godkiisiye falaadhuhu i galiyiyo waranka geesta iga haysta iga goo gamuunka igu yaal garasho waa aade gudano ladanqaryo haa gacanta la taabsiiyay la garwaaqsay caashaqan way gubay naftaydiiye gargaarban adiga kaa gacan waalaaleeede intaan guudka kugu sido ay garasho joogtaye gaarban adiga kuu jeclahay ha gufayniin xiisaha gubaya uurkayga
Queue is empty
-- / --