VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta gardaro jacayl - Lyrics

gunaanaday jacaylkee galabtiyo habeenkii goortii madoobayd guudkayga saaree garba duubka ii xidhay soo gardaadintiisii isagoo gayaxa madhan garabkoo i daaliyo aawadaa u golon golay soona noqoy garaadkii gunaanaday jacalkii adiguna gundhacadiyo gamaray ku noqoto ana waan gunaanaday soona dhigay godkiisii ubaxaan gaboobayn gunaanaday jacaylkii gardarada badnaayee garawshaha necbaadee ku rabaas ragaashee gallay moosi jiray abid geedkaynu beernee godob lagu anqariyee gafkaan aawada galay uga go ay dadkaygii gooni jooga iga dhigay
Queue is empty
-- / --