VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ibogsiiy cover - Lyrics

Bishu wali ma tobonbaa Balantuna ma walibaa Riyaduna ma beenbaa 2x Badu laydh qaboobaa Badu laydh qaboobaa Cirku booto dheeraa Badu laydh qaboobaa Cirku booto dheeraa Boholyowga caashaqu Beer goyni weynaa Baahida kalgacalkana Adigaa igu beeree Baahida kalgacalkana Adigaa igu beeree I bogsii walaaleey I bogsii abaayooy 2x Hilaac aan bidhaansadee Biyo kama dhibcaayee Daruur ii ma baaqee 2x Badu laydh qaboobaa Badu laydh qaboobaa Cirku booto dheeraa Badu laydh qaboobaa Cirku booto dheeraa Boholyowga caashaqu Beer goyni weynaa Baahida kalgacalkana Adigaa igu beeree Baahida kalgacalkana Adigaa igu beeree I bogsii walaaleey I bogsii abaayooy 2x
Queue is empty
-- / --