VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Isku dhiiba - Lyrics

dhool iyo fad soo muuqday iyo dhibica guga oo hooray waxaad tihiin dhul nabadeed nimcaduu dhigay illaahay dhool dhoolintiinii jacayl dhe imuu heline caawana aroos damoonle waaka idiin dhacayee dhawaaqa iyo yeedhmada kalgacal dhaga nuglaantiina isku dhaadashadu waa cishqiga dhaymihii rune isku dhiiba sida dhay lisoo dhama macaankiisa dhalinyaro ayaanloo waxaad tihiin dhamaystirane oo dhadmo dookh wacan midiba helay dhigiisii dhag dhagiyo farxaadi qoyska waa u dhaxal ma guuraane yaanu kala dhantaalmine cishqiga waa la isla dhawra
Queue is empty
-- / --