VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacayl kali ku dheeliyay - Lyrics

jacayl kali ku dheeliyay dhuxul uu ku shidan yahay oo waayo dhinac joogo naftii aan ka dhayayaa adoo qaba dhibtii shalay sidaa tahay bila dhiig dhul dhow talo mood aa is dhigtay maantana dhacday uma badeedhine mar hadaan dhaliiliyo ka dhargay wax yeelada dhaanka caashaq i baray rabi hayga dhigo khayr qofka tidhi i dhay oo idhisoo i dhowriyo aad u dhiibtay taladaa naftii u dhantaala adoo dheef u nacayoo u dhibtoo daraadi iyadu i dhafaysa oo wali dhadhamysa dhacday uma badeedhine mar hadaan dhaliiliyo ka dhargay wax yeelada dhaanka caashaq i baray rabi hayga dhigo khayr
Queue is empty
-- / --