VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Labo is caashaqay - Lyrics

waa laba is caashaqay is cugtoo iskala baxay caro edeg dadkaa nool laba weeyi calafkiyo isku cugay nasiiboo dareen caashaq wada helay isu ciirsi noqoshiyo calmashiyo lamaanaha is cisayn ku wada jiraaye ubad iyo caruur deeqiyo arsaaq CAADIL ha idin siiyee cindiga kala wada farxoo caawadoodii weeyee u ruxaay u ruxa ubax iyo caleen u ruxa waa laba carshiga sare calafkooda laga qoray oo ladnaan cawaysimay waa laba calool sami kalgacayl ku curayoo is xaqdhawr ku caanbaxay gobaa caashaq dhaxashee sidiina cawiyo sharaf cidhib yeesha beertee
Queue is empty
-- / --