VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Macaanka jacaylka - Lyrics

Qof kaagu markuu Ku yeesho markaad Adiguna lahaatid Markuu qalbigiina Gaadho maacan Kiisaba jacaylka X2 Meel baa ladagaa Cajiiba miraa lagurtaa Dareen leh hortaada Waxaa ka muuqda Qushuuc iyo muxibo Uune X2 Masuul baa kuu Bilaabma amaan Farxadaan inyar kaa Maqnaanin X2 Waxaa niyadana ka Maydhma malaayiin Horoo xusuusa oo Aanad markaa ubaah- Nayn X2 Agtaydana adaa mug Iyo miisaan kuleh aan Yarayn qofkaad maa- Muus uhayso madaxu Iisaaran yahay X2 Mudnaanta qofkaad Uhayso anaa malyan Jeer xaq dhowra Qof kaad isku magac Tihiina sibaan ugu Soo mudaayoo Karaman u muujiyaa X2
Queue is empty
-- / --