VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mehersan - Lyrics

marwo sharaf u dhalataay meelsan maaniyo tigaad galku meersan ama geed masoo wadhay muuqsan ayaan kugu masaalaa midabsan mayay da'ay arooreey midabsan gal xareed ku maydhaay miyirsan adigoo nogol u eegeey muuqsan midigtaada ii dhiib milicsan naftu tay u muhataay magacsan adigoo macaaneey mahadsan misna ii xalaaloo mehersan ma dagnaa udgooneey minansan marwo sharaf u dhalataay maansan sida ceel mahwiya oo maaxsan ama
Queue is empty
-- / --