VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Muftaax xiskayga - Lyrics

midabka dhaladkee maariinka xigiyo muuqiyo quruxdaa maankaygaa hagee miftaaxa xiskayga masuul ka ahaw milgiyo sharafiyo maamuus dhaladaay ragaba miisaan ka wada mudatee hortayda ka muuqo amuutwka hortii hadaad maqantay ma maarmi karoo maalintu sanaday marwooy ila tahee mankiyo ubaxiyo ubaxiyo gudoon midhahani dhaguhu ma maqlaan marlay cod kalee ku soor muxibada qalbiga muhashoo mamnuucay ragii haweenba ka maag bidixdu midigtay miciin u tahee hadaanan marwooy jacaylka magtiisa dulsaar dulsaar madaxayga noloshu midawgay midawgay macaan ku tahoo jacayl madi ahi ma midho dhalayee kashaad mulkidee u muuji xaq dhawr
Queue is empty
-- / --