VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta nimco qaaya luula - Lyrics

allaheena qani iyo qaadirkii na uumaa qaybiyay wanaagoo qofba siiyay qayboo badh intuu ka qadiyo dhanbal qaar u daraye nimco qaaya luuleey adi kuu quwaynoo qarbtii uroonayd qoortaada sudhayo xurmo wad u qalantaa xididada qarsoonbaa dhirta biyo u qaadoo adna ciriq qarsoonbaa kugu soo qulqulayoo sharafta iyo qiimaha quman hooyadaabaa qayb kala wadaagtaan is qaad qaadka badan iyo qabka waad ka dheertahay sida dumarka qaarkood qaxar iyo dhibaatiyo qaylana umaad dhalan markaad sharaf qoslaysaa naxariis i qaadaa naftu kuu qushuucdaa qalbiga laabtiyo sadrigaad ku qorantahay
Queue is empty
-- / --