VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta qardhaasta - Lyrics

hadii dayax iyo cad ceeda dareen hadlayaa kuyaalo aday dulwanaag sanaanta ishoodu kudaawan layd ba cidii aragta duntaada waxay istidhaaba dooda togii janadaa nasiibka kudoogsanaysaa iftiinka dawooy quruxdiyo ilwaadka damiirkiyo edab samaanta dulqaadka ilaah lusiiyay hinaas gili dumar dhamaanee bal hoo balhoo isku duub qardhasta indha dadku waa cajiibe hadaan dad kuxaasidaynin dunido eex kaa galaynin dhamaan inta dabata guudka waxa tahay darajadooda dareena qof aad kubeertay madakaro hibashadaaye kashaad dagtaybaa xusuusta dartaa hurdo seexan wayday
Queue is empty
-- / --