VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta qodobada nabsiga - Lyrics

qisaasta ka reeb cishqiga qofnaba kama fooojignee qoraalka adooo ogsoon qabiiixa ka daa xubiga ha qodin booraanhadimo dadkana lama quudhsade nolosha ila qaada oo ka qari jamashada xumaan ha galin qodobada nabsiga jacaylkuna yuu qardumine qalbiga xagashada ka daa ha qadin ruuxii ku jecel nacayb ha u qiil samayn runtana qari ha isku odhan qayrkaa adigoo la siman qab iyo kibir yuu ku lumin naanaysna ha qaadinoo wargeysadu yay ku qorine qorshaha guurkana daryeel ha galin qodobada nabsiga jacaylkuna yuu qardumine qalbiga xagashada ka daa
Queue is empty
-- / --