VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qurux - Lyrics

qurux iyo hadii ruux inuun qiimo leeyahay qaadir baa ku siiyo qayb kaaga dhigay sharaf qalbigii gudoomee qiimeeya maad noqon qudhan kuu xabiibka ah qadaf iyo hadaan shalay qorshe kale mar sahansaday qurux iyo male aduunyadu qoys aad ka maqan tahay qaalidi haweenkaay qalbigaygu kama lado qiimaha dhasheeniyo quruxdaad ka kaw tahay qaaradaha aduunkiy o qoysnaba kamaan maqal qiraarkii ilyaasiyo najax qiimaheedii qadaf iyo hadaan shalay qorshe kale mar sahansaday qurux iyo male aduunyadu qoys aad ka maqan tahay
Queue is empty
-- / --