VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta saban barwaaqo - Lyrics

sahankiisa caashaqa sow igu nagaadiyo saldhigiisu waa guur idinkuna sareerada way idiin sugnaato xidigtii suqriy dayr dayaxii salaamo sooryaybaad tihiin bushi seer ma weydiyo waa saban barwaaqa ka sudhan yahay dushiinan tawxiidka sugan iyo soomaaliland nimoo sagaal waa iftiiniyo ubax suurad wacaniyo saxan saxada roobkiyo samalaha da aysaa dharabkii ku saydhiyo sucdigiinu waa guur sifihiyo ishaarada saadaashu waa khayr bishu seer ma waydiyo waa saban barwaaqa ka sudhan yahay dushiina tawxiidka suganiyo soomaaliland nimoo bishu seer ma waydiyo waa saban barwaaqa ka sudhan yahay dushiina tawxiidka suganiyo soomaaliland nimoo
Queue is empty
-- / --