VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta sahan caashaq - Lyrics

sahankiisa caashaqa sabo lagu nagaadiyo saldhigiisu waa guur idinkuna sareedada way idin samaatoo xidigti suqriyo diri dayaxii salaamoo sooryeeyaybaad tihiin bishu seerma waydiyo saban barwaaqa a sudhan yahay dushiinana tawxiidka suganiyo soomaalilanimo sagal waa iftiimiyo ubax suurad wacanoo saxan saxada roobkiyo sumalaha da aysa dharabkii ku saydhiyo sucdigiinu waa guul sifihiyo ishaarada saadaashu waa khayr
Queue is empty
-- / --