VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waxaan dhawrayaa - Lyrics

intay kala dhaqaaqiyo kala dhimasho joogte qof ku jecel si loo dhayo si loo dhibaa ka fududahay cashaaqu dhab uma hayee adoon hadal dhunkaaliyo erayada qalbiga dhiba afkaan ka dhawrayn intaan kaa dhursugayo baray dhaami aan idhi jacaylkani dhamaadee xidigiisu soo dhacay sow kalsooni dhimatiyo mudo dhaaf kumaad dilin qalbi dhawris kaa mudan intay tahay ku dheeldheel ama dhiilo hoosiyo dhagar caashaq leeyahay tahay ruux ka dhigo xidhan adigoo waxii dhacay dhihi karin wali hadal anaa heli bilaa dhiig aan dhiidhiiyeene waxaan dhawraya jira
Queue is empty
-- / --