Markaan dhabanadaadiyoo
Dhexda madagta moodiyo
Midabkaaga dheehdaa
Ku dheeygagaayoo

Sidaa tahay dhir ubaxliyo
Dhool bari kasoo kacay
Indhihii ku dheehdaa
Wanaag dhaxal u yeeshee

Ha igu dhaafin howlaha
Adigaa igu dhaliyee

Adigaa i dhalan rogay
Dhamaanteed naftaydana
Haddaan dhunban karaayoo
Waan ku dhiibi lahaayee

Sidaa la is dhaarsaday
Dhaqan ka walaaleed
Guri u dhaxaayoo
Dhageey jalaqda maqalee

Ha igu dhaafin howlaha
Adigaaa igu dhaliyeee
Xamuudka Love Zamiinnaa

Exit mobile version