VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Araweeliyo - Lyrics

Marki anku cashaqay tala iga cuslato iga cayn waregte 2x Nafsi celalyaw maray rabina wan cuskanaya calafkuna ma baabao 2x Caynki araweeliyo cadaw haygu noqonine mar un icalool dabac 2x Caro laga hayaama anigiyo ciyawgu ku cawaysina 2x Gantaha cadceda yan ku cagagubyodo anweheshi mode 2x Caynki araweeliyo cadaw haygu noqonine mar un icalool dabac 2x Ceeb male jacaylkiyo wa dawlad calan lo cidi lama hadleyse 2x Cilad eeba kena dadku igu canadyo uqalad uyelee 2x Caynki araweeliyo cadaw haygu noqonine mar un icalool dabac 2x
Queue is empty
-- / --