VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Badda ‘Badu inay madowdahay’ - Lyrics

Baddu inay madowdahay biyo tahay ma moogtahay boodhariba caashaqu batallaale inuu dhigo la soo booqdo ma'ogtahay bal inaan riyada baas bartamaha habeenkii barkimada ku moodoo beerka saaro ma'ogtahay beerka saroo ooo ma'ogtahay Beerka saarayee beerka saarayee adanna uga beerka saaraa Inan Sida ban joog cawl baadiyoobay ma'ogtahay badanka iyo waayahan kalgacayl bariidsaday cakuye inuu buuxo ma'ogtahay Inan Sida ban joog cawl baadiyoobay ma'ogtahay badanka iyo waayahan kalgacayl bariidsaday cakuye inuu buuxo ma'ogtahay markaan soo baruurogo inaan baallahayga iyo kaa baaro gogoshon boholyoobay ma'ogtahay boholyabeey ma'ogtahay Boholyabe boholyoobaye
Queue is empty
-- / --