VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caraweelo - Lyrics

Markii aan ku caashaqay Tallaa iga cuslaatoo Iga ceyn wareegtee Nabsi ceelalyoow maqan Rabbina waan cuskanayaa Calafkuna mabaaqdee Ceynkii caraweeliyoo Cadow haygu noqoninee Mar uun ii calool dabac Carra laga hayaama Annigiyoo ciyoow Ku caweesinaa Gantaalaha cadceedaa Yaan ku caga gubyoodoo Aan waheshi moodee Ceynkii caraweeliyoo Cadow haygu noqoninee Mar uun ii calool dabac Ceeb maleh jaceykuyoo Waa dowlad calanloo Ciddi lama hadleysee Cilad eebba keenaa Dadku igu canaantoo Cudurdaar uyeelee Ceynkii caraweeliyoo Cadow haygu noqoninee Mar uun ii calool dabac Waxaa qoray: Bashiir Salaad
Queue is empty
-- / --