VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhudi - Lyrics

Dhayaha indhagay dhab ku jecelo 2x Markayku dhugtan qalbiga dhufato dhamaysey wan ku dhehdayee aha aha oo dhararahan wan ku tabay dhesha tuma 2x odhamaysey hayga dheran adaa dhudiyey naftayda ku dheer hurdada wan kugu dhadhabayayo waxad tahay mid anad dhafayne 2x Odhararahan wanku tabay 2x Dhesha tuma dhesha tuma oo dhamaysey hayga dheran 2x
Queue is empty
-- / --