Ma halki dharaarti casar ihi mu iman dad hargaysa somaray hadyada igu dhiiba 2x marki ugu horaysee ihalelay cashaquu aaaa ma hadhkan fadhista 2x
Ma hoygi jacaykee hami anigon qabin haween anigon rabin aa heestu iga yeedhaa 2x
Habeenki tariikhdiye aaha malinti hiradiye eheehe hada sacadey tahayee aha ahaa iyo marki layhalaye isu soo hagagee 2x
Ma qarkan hawode haben genyo ugubo ku hirayo doxada hiyigaygu racee 2x
Ninhela nasiib lehe heesaha dulsare aaa rabi igu hagaja 2x
Ma haarihi kalgacalka hibashada xasuusto anigon hadlayn bay naftu hees iledahay 2x
Habenki tarikhdiye aa malinti hiradiye eheehe hada sacadey tahayee aha ahaa iyo marki layhalaye isu soo hagagee 2x

Exit mobile version